(Sawirro) Xildhibaan tacsida hooyadiis ku sii jeeday oo shil gaari ku geeriyooday

Xildhibaan Cali Axmed Salaad (Cali Dhahar) oo ka tirsan Baarlamanka Puntland ayaa u geeriyooday dhaawac culus oo ka soo gaaray shil gaari Sida laga soo xigtay qoyskiisa iyo xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka Puntland shilkan ayaa ka dhacay degaanka Midigale oo qiyaastii 40-Km u jira degmada Badhan ee Gobolka Sanaag. Wararka ayaa sheegaya in xildhibaanka uu … Continue reading (Sawirro) Xildhibaan tacsida hooyadiis ku sii jeeday oo shil gaari ku geeriyooday